Ciidamada Liyuu Boolis oo dil & dhaawac bareer ah u geystay dad shacab ah

Ciidamada Liyuu Boolis ee dowlad Degaanka Soomaalida ayaa dil iyo dhaawac u geystay dad Shacab ah oo ku sugnaa degaano ka tirsan xadka Itoobiya la wadaagto Somaliland sida ay sheegayaan wararka halkaas naga soo gaaraya. Ciidamada ayaa weeraray degaanka Allay-baday ee gobolka Gabilay oo dhaca xadka Somaliland, iyagoo halkaas dilay hal ruux halka laba kalena … Continue reading Ciidamada Liyuu Boolis oo dil & dhaawac bareer ah u geystay dad shacab ah